fahanka-sharciyada-xidhida-kuraasta-caruurta-ee-baabuurka

pc Child Restraint .jpg

Dhamaan waalidiintu waxay doonayaan inay hubiyaan in caruurtoodu si amaan ah ugu safraan gaariga. Qaybtan waxaan ku eegaynaa sharuucda iyo nidaamka suumanka caruurta loo xiro marka ay gaariga saaran yihiin si loo hubiyo inay helaan fursada ugu fiican ee ay ku badbaadi karaan haddii ay shil galaan.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now