Australia oo la ogaaday inay hub ka iibiso dalal African ah oo Soomaaliya ka mid tahay

Source: SBS
Shirkado Australian ah ayay SBS ogaatay inay hub ka iibiyeen dalal African ah oo ay Soomaaliya ku jirto. Dalalka ayaa qaarkood lagu eedeeyay xadgudub xaquuqda binaadanka.
Share