Ethiopian government soldiers ride in the back of a truck on a road near Agula, northern Ethiopia. Source: APQoraal ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda iyo ganacsiga ayaa lagu sheegay in laga warhayo in muwaadiniin Australian ah lagu xiray dalka Ethiopia.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda iyo ganacsiga ayaa lagu sheegay in laga warhayo in muwaadiniin Australian ah lagu xiray dalka Ethiopia.