Australia ayaa markii u horeysay kursi ka helidoonta golaga xaquuqul binaadanka QM. Tan ayaa dhacaysa kadib markii mid ka mid dalalkii tartanka ugu wayn kala dhexeeyay ay isaga baxday tartankii.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends
