SKIP TO MAIN CONTENT

Australia isku dayaysa inay dibusoo celiso xiriirka milatari ee Indonesia

SBS BRAND 2011
SBS BRAND 2011 Source: AAP

Dawlada Australia ayaa isku dayaysa inay dibusoo celiso xiriirkii milatari ee ay la lahayd Indonesia. Ciidanka ayaa baaraya cabsho uu soo gudbiyay askari ka tirsan ciidanka gaarkaa ee Indonesia oo gaf u qaatay qalab tababar yaala saldhig Australia ku yaal.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Dawlada Australia ayaa isku dayaysa inay dibusoo celiso xiriirkii milatari ee ay la lahayd Indonesia. Ciidanka ayaa baaraya cabsho uu soo gudbiyay askari ka tirsan ciidanka gaarkaa ee Indonesia oo gaf u qaatay qalab tababar yaala saldhig Australia ku yaal.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now