Rag Australian ah ayaa lagu xiray Malaysia kadib markii dharka dhigteen oo isku reebeen kastuumooyin. Ragaas ayaa waxaa ka mid ah la taliyaha wasiirka warshadaha difaaca, Christopher Pyne
Share
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

