Hay'ada samafal Australian ah oo caawinaysaa soo celinta aragtida
Facebook Source: Facebook
Dr Abdiazis wuxuu madax u yahay hay'ad samafal oo ka caawisa dadka indhaha la'a inay argooda dib u helaan. Hay'adiisa ayaa hadda qaliimo indha fiiqid ah ka wada Somaliland
Share