Source: SBS SomaliHashim Ducaale wuxuu madax ka yahay Daryeel Autism oo ah hay'ad ka shaqaysa wacyigalinta Autism-ka. Sidoo kale waa waalid dhalay wiil qaba Autism.
Hashim Ducaale wuxuu madax ka yahay Daryeel Autism oo ah hay'ad ka shaqaysa wacyigalinta Autism-ka. Sidoo kale waa waalid dhalay wiil qaba Autism.