SKIP TO MAIN CONTENT

Yaraanta Vitamin D oo lala xariiriyay Autism.

SBS
SBS Source: SBS

Cilmi baaris la xariirisay Vitamin D yaraan xanuunka Autismka ayaa kicisay baaqyo ah in haweenka uurka leh ay isticmaalaan Vitamin D . Cilmi baaristan oo Australia lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday in vitamin oo ku yaraada haweenka uurka leh inay u badan tahay in caruutooda yeeshaan astaamaha xanuunka Autism.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Cilmi baaris la xariirisay Vitamin D yaraan xanuunka Autismka ayaa kicisay baaqyo ah in haweenka uurka leh ay isticmaalaan Vitamin D . Cilmi baaristan oo Australia lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday in vitamin oo ku yaraada haweenka uurka leh inay u badan tahay in caruutooda yeeshaan astaamaha xanuunka Autism.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now