Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Baaritaan hordhac ah oo lagu sameeyay sababta Soomaali badan ugu dhinteen COVID-19 Sweden

Osman faroole

Dhowr arimood oo lagu sheegay inay keentay in Soomaali badani ugu dhimato COVID-19 dalka Sweden. Waxaa ka mid ah: 1.Madax adayg oo aysan u hogaansamin talooyinka caafimaad 2. Luqada oo aysan baran sidaas darteedna aysan la socon waxa dalka ka socda. 3..Qoysaska oo balaaran deggana guryo cariiri ah iyo diinta oo qalad laga turjumo.

Published

Source: SBS

Share this with family and friends

Dhowr arimood oo lagu sheegay inay keentay in Soomaali badani ugu dhimato COVID-19 dalka Sweden. Waxaa ka mid ah: 1.Madax adayg oo aysan u hogaansamin talooyinka caafimaad 2. Luqada oo aysan baran sidaas darteedna aysan la socon waxa dalka ka socda. 3..Qoysaska oo balaaran deggana guryo cariiri ah iyo diinta oo qalad laga turjumo.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now