Ardayda guriga waa ku barata xayiraadda COVID ageed Source: GettyImagesImgorthandBashiir Axmed, waa bare iskuul oo deggan Sydney. Wuxuu ka warramayaa ardayda guriga wax ku barata xayiraadda Delta awgeed iyo sida ay u saamaysay ardayda iyo waalidkaba. Wuxuu kale oo ka hadlayaa wada shaqaynta ardayda iyo waalidka, gaar ahaan inta ardayduu guriga wax ku baranayaaan.
Published
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode contentShare this with family and friends
Bashiir Axmed, waa bare iskuul oo deggan Sydney. Wuxuu ka warramayaa ardayda guriga wax ku barata xayiraadda Delta awgeed iyo sida ay u saamaysay ardayda iyo waalidkaba. Wuxuu kale oo ka hadlayaa wada shaqaynta ardayda iyo waalidka, gaar ahaan inta ardayduu guriga wax ku baranayaaan.