Barnaamuj lagu dhiira galinayay tallaalka caruurta u dhaxaysa 5-11 sano

Twins Attiqunissa (left) and Imran (right) with their father Idris Khalid (far right) at a pop-up vaccination clinic at Movelle Primary School in Kings Park, Source: AAP
Waxaa socda barnaamujyo wacyi galin ah oo bulshada ku dhiiragalinaya inay caruurta yaryar tallaalaan. Ururka Huddle ayaa soo qaban qaabiyay kulan muuqaal fogaha lagu qabtay oo ay ka qayb galeen dhaqaatiir, culumo iyo xubno ka tirsan Jaaliyadda.
Share