Hanjabaad qarax oo ka dhacay diyaarada malaysia
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Nin reer Melbourne ah ayaa boolisku xiray kadib hanjabaad qarax oo lagu sameeyay dusha diyaarad kusii jeeday Kuala Lumpur. Booliska Victoria ayaa sheegay in dhacdadan timid wax ka yar kadib 30 daqiiqo markay diyaaradan ka kacday garoonka diyaarada Tullamarine ee Melbourne.
Share