Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha

Mq drug 1.jpg

Taliska qaybta guud ee ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa muqdisho kusoo bandhigay maandooriye kalagadisan oo boolisku soo qabtay, laguna gubay goob fagaara ah. Boolisku waxa ay sheegeen in maandooriyuhu uu sabab u yahay dhibaatooyin badan oo magaalada ka dhaca.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now