Source: SBS SomaliWaxaa intii lagu jiray faafka COVID-19 soo badanayay tuugada dadka ku dhaca dhanka internet-aka ama telefoonka. Hooyo Muumino Caynab ayaa ka warmaysa sida lacag loogala baxay akoonkeeda.
Waxaa intii lagu jiray faafka COVID-19 soo badanayay tuugada dadka ku dhaca dhanka internet-aka ama telefoonka. Hooyo Muumino Caynab ayaa ka warmaysa sida lacag loogala baxay akoonkeeda.