"Cagaarshowgu kansar ayuu noqon karaa"

Dr Elmi

Dr Omar Elmi Source: Supplied

Xanuunka cagaarshowga oo dad badan oo Soomaali ku jirto ay qabaan ayaa ah mid dilaa ah. Haddii aan la iska tallaalin ama adiga oo qaba aaddan ka war qabin ama adiga oo qaba aaddan xaaladiisa la socon wuxuu isu badali karaa kansar. Dr Omar Elmi ayaa ka waramaya qatarta cudurkan.



Share
Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand