Cabtebury-Bankstown oo noqonaya meesha ugu horaysa ee laga bilaabayo hindise maandooriye looga baarayo dadka shaqo doonka ah.
AAP Source: AAP
Cabtebury-Bankstown oo noqonaya meesha ugu horaysa ee laga bilaabayo hindise maandooriye looga baarayo dadka shaqo doonka ah. Dadka cayrta qaata ee xaafadaas degan ayaa markii la rabo laga baari karaa maandooriye laga bilaabo sanadka soosocda.
Share