Ninka Australia ugu sareeya madhabta Kaatooliga baadari George Pell ayaa warbaahinta caalamka la hadlay. Wuxuu dafiray dacwadaha lagusoo oogay oo la xariira tacadiyo dhanka galmoodka ah oo waayo hore dhacay.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends
