Dawlada federalka ayaa laga codsaday inay baarto nidaamka dayn soocelinta computerada ku shaqeeya iyadoo ay soo baxayaan in dad daymo aysan qabin loo diray. Xildhibaanka madaxa banaan Andrew Wilkie ayaa codkiisa ku biiriyay dhaliilaha loo soo jeedinayo nidaamkan.
Share




