SKIP TO MAIN CONTENT

Dhoolatuska milatariga China oo walaac ku abuuray dalalka dariska

AAP
AAP Source: AAP

6 Maraakiib dagaal China leedahay oo hormuud u yahay markabka kaliya ee diyaaradaha qaada ee China haysato ayaa galay Badda Koofurta China. Milatariga China ayaa ka wada dhoolatusyo cirka iyo badda goobo lagu muransan yahay taasoo dhalisay walaac ay qabaan dalalka dariska la ah ee Japan iyo Taiwan.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

6 Maraakiib dagaal China leedahay oo hormuud u yahay markabka kaliya ee diyaaradaha qaada ee China haysato ayaa galay Badda Koofurta China. Milatariga China ayaa ka wada dhoolatusyo cirka iyo badda goobo lagu muransan yahay taasoo dhalisay walaac ay qabaan dalalka dariska la ah ee Japan iyo Taiwan.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now