SKIP TO MAIN CONTENT

"Cidkasta oo Itoobiya qabsata balaayay qabsatay"

Homeland Report
Ethiopian PMr Abiy Ahmed addresses attendees at an inaugural event following his being sworn in. Source: Getty

Xaalada dalka Itoobiya ayaa wali cakiran iyadoo ergooyin beesha caalamku ay isku dayayaan inay xal ku soo dabaalaan dalkan colaadu haraysay. Mohamed Ismail wuxuu hore uga mid ahaa madaxda sare ee ururka ONLF. Sidee buu u arkaa colaadan u danbaysay ee qaarka u saartay dalkan in lagu kala tago.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Xaalada dalka Itoobiya ayaa wali cakiran iyadoo ergooyin beesha caalamku ay isku dayayaan inay xal ku soo dabaalaan dalkan colaadu haraysay. Mohamed Ismail wuxuu hore uga mid ahaa madaxda sare ee ururka ONLF. Sidee buu u arkaa colaadan u danbaysay ee qaarka u saartay dalkan in lagu kala tago.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now