ICE agents unleash tear gas and flash bang grenades during protests over the killing of Alex Pretti Source: AAP / John Rudoff/John Rudoff/Sipa USASaacaddu waxay ahayd qiyaastii 9-kii subaxnimo ee waqtiga Minneapolis. Ninka dhintay wuxuu ahaa kalkaaliye caafimaad oo ka shaqeeya qabyta gargaarka nafbad-baadinta. Gacanta kuma uu sidan bastoolad ee wuxuu ku sitey telephone.
Published
By Sydney Lang
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode contentShare this with family and friends
Saacaddu waxay ahayd qiyaastii 9-kii subaxnimo ee waqtiga Minneapolis. Ninka dhintay wuxuu ahaa kalkaaliye caafimaad oo ka shaqeeya qabyta gargaarka nafbad-baadinta. Gacanta kuma uu sidan bastoolad ee wuxuu ku sitey telephone.