Sooca qabiilka ee Soomaalia
SBS Somali Source: SBS Somali
Qaar ka mid ah qabiilada Soomaalida ayaa waxaa si joogto ah u takoora oo u faquuqa qabiilada waaweyn. Waxaa arinta soo shaacbixiyay dhacdo dhawaan ka dhacay Hargaysa. Waxaan ka waraysanay Axmed Ayjeex oo ah gudoomiyaha mid ka mid ah beelaha la riixo..
Share