SKIP TO MAIN CONTENT

Cod-bixiyayaasha Australia oo la weydiin doono aqoonsi si ay codka doorashada u bixiyaan

Voting
Voting Source: SBS

Dowladda Austalia ayaa soo saartay hindise-sharciyeed ku saabsan in cod-bixiyayaashu keenaan aqoonsi inta aanay codkooda ku dhiibanin doorashada soo socota. Xisbiga mucaaradka ee Labour-ka iyo Greens-ka ayaa dhaliilay hindisahaa.

Published

Presented by Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Dowladda Austalia ayaa soo saartay hindise-sharciyeed ku saabsan in cod-bixiyayaashu keenaan aqoonsi inta aanay codkooda ku dhiibanin doorashada soo socota. Xisbiga mucaaradka ee Labour-ka iyo Greens-ka ayaa dhaliilay hindisahaa.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now