Cabsi laga qabo in qashinka dababku ay ku shubmaan biyo xidheenka Sydney.

Warragamba Dam recouped a year's worth of water in one weekend, rising 17.7 per cent to sit at 60.7 per cent at 10.30am on Monday. Source: AAP Image/Dean Lewins
Iyadoo la filayo in ay roobab ka da'aan Sydney, aya waxaa jirta cabsi ah in biya xidheenka Sydney "Warragamba" in ay galaan daadad xanbaarsan qashinka dadbabka. Waxaase jira diyaar garoow badan oo la samaynayo si looga hortago arintaas.
Share