Kulan looga hadlay cagaarshowga oo lagu qabtay Melbourne
AAP Source: AAP
Maamulayaasha caafimaadka ayaa soo jeedinaya in bulshooyinka jinsiyadaha la wacyigaliyo si loo ciribtiro faquuq lala xariiriyo caabuqa cagaarshowga. Dad qaba caabuqa ayaa ku badan dadka jinsiyadaha iyo kuwa dalka loogu yimid.
Share