SBS BRAND 2011 Source: SBSSBS waxay wadatashi dadweyne kala yeelanaysaa hindisaha sharuudaha dibueegida adeegyada Idaacada SBS. Laga bilaabo Novenber 14 keeda ilaa December 11, dhagaystayaasha, jaaliyadaha iyo dadka daneeya waxay fursad u haystaan inay fikradooda ka dhiibtaan.
SBS waxay wadatashi dadweyne kala yeelanaysaa hindisaha sharuudaha dibueegida adeegyada Idaacada SBS. Laga bilaabo Novenber 14 keeda ilaa December 11, dhagaystayaasha, jaaliyadaha iyo dadka daneeya waxay fursad u haystaan inay fikradooda ka dhiibtaan.