Caymiska guriga iyo alaabta guriga
Getty Images Source: Getty Images
Haddii gurigaaga dab qabsado ama daad qaado am tuug usoo dhaco waxaa dhici karta inaad waxwalba ku waydo. Waa sababtaas tay u jiraan caymis la galiyo alaabta guriga kuu taal iyo guriga laftiisa.
Share