Wiilka uu dhalay madaxweynaha Maraykanka ayaa daabacay Emaylo muujinayo inuu ogolaaday inuu la kulmo qareemad dawlada Ruushka ka socota. Emaylka ayaa sii kordhisay muranka ku aadan xiriir inuu ka dhexeeyay ololihii Trump iyo Ruushka ka hor doorashadii maraykanka ee 2016.
Share




