Muran ka dhashay codsi ay samaysay ICV.
SBS BRAND 2011 Source: SBS Somali
Muran ka dhashay golaha muslimiinta Victoria oo codsatay qarasha lagu maalgaliyo goobo ay ku kulmaan dhalinta looga cabsi qabo fikrado xagjirnimo ah. Cabdicasiis farah oo ka tirsan sare ee ICV ayaa sheegay in si qalad ah loo fahmay arinta.
Share