Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Bulshada Qudbiyiinta oo soo dhawaysay dibueegida dawlada ee codsiyadooda.

Jaaliyada masiixiyiinta qudbiyiinta ah ayaa soo dhaweeyay dawlada federalka oo ku dhawaaqday inay dib u eegayso codsiyada kuwo hore sharci loogu diiday. Asbuucii lasoo dhaafay ayay SBS wax ka waydiisay kayska qoys reer Sydney ah oo masuufuris wajahayay, wasaarada ayaa sheegtay inay fiirinayso kayskooda.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Share this with family and friends

Jaaliyada masiixiyiinta qudbiyiinta ah ayaa soo dhaweeyay dawlada federalka oo ku dhawaaqday inay dib u eegayso codsiyada kuwo hore sharci loogu diiday. Asbuucii lasoo dhaafay ayay SBS wax ka waydiisay kayska qoys reer Sydney ah oo masuufuris wajahayay, wasaarada ayaa sheegtay inay fiirinayso kayskooda.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now