Culays xaga maciishadaa ayaa walaac wayn ku haya qoysas badan oo Australian ah.
Getty Images Source: Getty Images
Culays xaga maciishadaa ayaa walaac wayn ku haya qoysas badan oo Australian ah. Dawlada federalka ayaa bixisa lacago kala duwan oo lagu caawiyo qoysaska oo ay ka mid tahay Family Tax Benifit.
Share