SKIP TO MAIN CONTENT

COVID-19-ka Sydney iyo Jaaliyadda Soomaalida

NSW state to focus on lifting almost all restrictions by 15 December
NSW state to focus on lifting almost all restrictions by 15 December Source: AAP

Iyadoo uu xowli u socdo tallaalka dalka oo dhan, Sydney ayaa wali la tacaalaysa COVID-19. Waxaa soo baxaya warar sheegay inuu COVID-19 ku dhacay qaar ka tirsan Jaaliyada Soomaalida ee Sydney. Mohamed Garabey waxa uu ka mid ah Jaaliyadda Sydney, wuxuu iiga waray xaaladda ka jirta halkaas.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Iyadoo uu xowli u socdo tallaalka dalka oo dhan, Sydney ayaa wali la tacaalaysa COVID-19. Waxaa soo baxaya warar sheegay inuu COVID-19 ku dhacay qaar ka tirsan Jaaliyada Soomaalida ee Sydney. Mohamed Garabey waxa uu ka mid ah Jaaliyadda Sydney, wuxuu iiga waray xaaladda ka jirta halkaas.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now