Roobab mahiigaan oo ka dhacay Queensland ayaa keenay daadad gaystay qasaaro naf iyo maal ah. Haddaba sida daadadkan ay u saameeyeen jaaliyada Soomaalida ee Brisbane ayaan ka waraystay Feysal Ahmed Selat oo ka mid ah madaxda jaaliyada Soomaalida Queensland.