Waddamo uu Shiinuhu ka mid yahay ayaa sannad walba looga dabbaal degaa sannad ay si doo jireen ah u tirsadaa oo la yidhaahdo Lunar Year ama Chinese Year. Australia ayaa ka ka mid ah waddamada laga xuso sannadka Luna Year-ka. Sanadka 2022-kana Luna Year wuxuu Australia ka bilaabmay 1dii Febraayo.