27 qof ayaa illa iyo hadda sanadkan hargab ugu dhimatay dadka Australia iyada oo tirada dadka uu dhacay ay laban laabantay. Waxaan ka waraysanay Dr Omar Salad iyo Faiza Mahad.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Published
Source: SBS
Share this with family and friends

