SKIP TO MAIN CONTENT

Dadkii ka faa'iidaystay dejinta guryo ka baxsan saraha dhaadheer ee Flemington iyo North melbourne

Sheekh Cabdirahman Magan
Source: Facebook

Kadib markii COVID-19 ka dilaacay saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington sanadkii la soo dhaafay, dawlada gobolka Victoria ayaa soo dejisay qorshe ay uga rarayso qoyaska caruurta badan haysta guryaha dhaadheer haddii ay doonayaan. Waxaa barnaamujkaas ka faa'iidaystay oo ka guuray saraha dhaadheer Sheekh Cabdirahman Magan oo hadda deggay xaafadaha woqooyi ee magaalada Melbourne.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Kadib markii COVID-19 ka dilaacay saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington sanadkii la soo dhaafay, dawlada gobolka Victoria ayaa soo dejisay qorshe ay uga rarayso qoyaska caruurta badan haysta guryaha dhaadheer haddii ay doonayaan. Waxaa barnaamujkaas ka faa'iidaystay oo ka guuray saraha dhaadheer Sheekh Cabdirahman Magan oo hadda deggay xaafadaha woqooyi ee magaalada Melbourne.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now