Dambkaymeedka halistiisa korodhay oo laga digey xilligan summer-ka

Dab-kaymeed ka gubanaya Grampians National Park ee Victoria (AAP) Source: AAP / DIEGO FEDELE/AAPIMAGE
Xilligii kulaylaha ee summer-ka la yiraahdo, ayaa hadda si rasmi ah uga bilaabmay Australia. Dadka Australian-ka ayaa sidaa darteed lagu boorrinayaa in aanay is dhiggannin oo ay ammaankooda ilaaliyaan.
Share


