Dawlada Australia oo ku dhawaaqday goorta dalxiisayaashu soo laabanayaan

After nearly two years, Australia's borders are open to visa holders again. Source: AAP
Qoysas waqti dheer kala maqnaa ayaa la filayaa inay dib u midoobaan kadib markii dawlada Australia ay ku dhawaaqday in xadka caalamiga ah dib loo furayo.
Share