Dawlada diidan inay lacagihii Jobkeeper ka soo celiyo shirkado

The impact of JobKeeper and the road ahead. Source: Getty Images
Mucaaradka Federalka iyo kooxo kale ayaa ku cadaadinaya dawlada federalka inay dib uga soo ceshato lacagihii Jobkeerka shirkado la sheegay inay faa'iido badan sameeyeen.
Share