Dawlada federalka Australia ayaa markii sadexaad baarlamaanka horgaysay hindise sharciyeed lagu xoojinayo awooda dawladu ay u leedahay inay tarxiili karto dadka lagu helo danbiyo waaweyn.