Dibu eegidda adeegyada luqadaha ee Idaacada SBS

SBS has embarked on a review of its multilingual services as the broadcaster looks towards the celebration of its 50th birthday. Source: SBS
SBS waxay shantii sanaba dibu eegid ku samaysaa luqadaha ka baxa Idaacadda. Waxaa bilowday wada tashiyo lala samaynayo jaaliyadaha kala duwan iyo cid kasta oo danaysa Idaacada. Warbixintan waxaa arintaas ka soo diyaariyay Abdinur Ismail.
Share