Source: YouTubeqabanqaabada doorashada Galmudug ayaa mudo soo socotay, iyadoo la doortay xubnihii barlamaanka Galmudug, ayaa waxaa weli hadhsan baratanka loogu jiro jagooyinka madaxwene, kuxigeen, afhayeenka baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa.
qabanqaabada doorashada Galmudug ayaa mudo soo socotay, iyadoo la doortay xubnihii barlamaanka Galmudug, ayaa waxaa weli hadhsan baratanka loogu jiro jagooyinka madaxwene, kuxigeen, afhayeenka baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa.