Doorasho hal qof iyo hal cod ah oo markii u horaysay mudo 55 sano ah ka dhacday Puntland

Doorashada qof iyo cod oo ka bilaabatay Puntland. Source: Tw
Doorashada ka dhacday sadex degmo oo ka tirsan Puntland ayaan ka waraysanay afhayeenka Gudiga Dooraashooyinka Puntland Cabdinuur Sheekh Isxaaq.
Share