Doorashooyinka Kenya , iyo Kursigii Nairobi uu MP Yusuf Xassan ka hayay oo loolankiii sii adkaanayo.

Source: SBS
Doorashada kenya ka dhacaysa 8 August 20017, iyo loolanka kursiga ay Somalidu Mudada haysay ee Nairobi oo loolankiisu adkaaday, iyo waliba dhanka Garissa .waraysi : Muhsin Mohamed Abdi, Saxafi madax banaan
Share