Source: YouTubeDr Afyare "Anagu haddaan nahay Somaliya dawlad ma dhisi karno Somaliland oo maqan, dastuurna ma samayn karno, election ma qaban karno, Somalilana intay iska tagto inay caalamka u sheegto waa baxnay oo dawlad xorahaan nahay 30 sano lagama yeelin, marka waxaan iri maybe dawladaba aan Hargaysa kasoo dhisno haddii loo baahdo"
Dr Afyare "Anagu haddaan nahay Somaliya dawlad ma dhisi karno Somaliland oo maqan, dastuurna ma samayn karno, election ma qaban karno, Somalilana intay iska tagto inay caalamka u sheegto waa baxnay oo dawlad xorahaan nahay 30 sano lagama yeelin, marka waxaan iri maybe dawladaba aan Hargaysa kasoo dhisno haddii loo baahdo"