Source: FacebookDr Sayit Hillow Abdi waa nin araga la'a, haystana shahaadada ugu saraysa waxbarashada PHD. Wuxuu u doodaa dadka naafada ah ee WA, Australia. Waxaa lagu daray gudi dawlada kala taliya arimaha dadka naafada ah.
Dr Sayit Hillow Abdi waa nin araga la'a, haystana shahaadada ugu saraysa waxbarashada PHD. Wuxuu u doodaa dadka naafada ah ee WA, Australia. Waxaa lagu daray gudi dawlada kala taliya arimaha dadka naafada ah.