SKIP TO MAIN CONTENT

East Timor oo joojisay heshiis ay la lahayd Australia

Getty Images
Getty Images Source: Getty Images

East Timor ayaa tuurtay heshiis batrool iyo gaas oo ay la lahayd Australia. Heshiiskan muranka badan dhaliyay ayaa waxaa ku jiray goobaha qaniga ku ah bartoolka oo ku yaal Badda Timor oo qiimohoodu gaarayo balaayiin Doolar. Heshiiskan ayaa sidoo kale waxaa hareeyay eedo basaasnimo.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

East Timor ayaa tuurtay heshiis batrool iyo gaas oo ay la lahayd Australia. Heshiiskan muranka badan dhaliyay ayaa waxaa ku jiray goobaha qaniga ku ah bartoolka oo ku yaal Badda Timor oo qiimohoodu gaarayo balaayiin Doolar. Heshiiskan ayaa sidoo kale waxaa hareeyay eedo basaasnimo.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now