Dalalka ku bahoobay midowga Yurub ayaa ku baaqay midnimo kadib hadalo kasoo yeeray madaxweynah la doortay ee dalka Maraykanka. Waraysi ayuu Mr Trump ku sheegay inuu aaminsan yahay in NATO waqtigeedii dhamaaday, xubno kale oo midawga Yurubna ay ka baxayaan Midowga.
Share




