Maxkamad Yurub oo xukuntay mamnuucida hijaabka

Two muslim woman, one talking on mobile Source: Moodboard
Maxkamad Yurub ayaa xukuntay in goobaha shaqada oo laga mamnuuco hijaabka aysan markasta ahayn soocid. Siyaalo kala duwan ayaa xukunka maxkamada looga arkay dalalka Yurub.
Share